Yearly Archives: 2026
Iiraan ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u sheegtay in Qatar ay qabatay saddex duuliye oo ka tirsan Ciidanka Cirka Iiraan, kadib markii laba diyaaradood oo dagaal oo nooca Su-24 ah ay ku burbureen hawlgallo dhacay intii uu socday dagaalkii Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil bishii Maarso. Sida uu sheegay Mohammad Bagherzadeh, oo madax ka […]
How two distant chokepoints — one between Iran and the Gulf, the other between Yemen and the Horn of Africa — form a single chain that can shake global energy prices, world trade, and the daily life of an ordinary person in the Horn of Africa Every night, hundreds of heavily laden vessels carrying crude […]
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqey kuna adkaystay in Isreal aysan ogolaan doonin qorshaha heshiiska Gaza ee Madaxweyne Donald Trump, isla markaana aanu ciidamadiisa kala bixi doonin Gaza ilaa ururka Xamaas si buuxda hubka looga dhigo. Arrintan ayaa caqabado hor leh ku kordhin karta dadaallada murugsan ee lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadaha […]
Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ayaa magaalada Maka ee barakeysan Jimcihii shalay ku kala saxeexday heshiis difaac oo dhigaya in weerar kasta oo lagu qaado mid ka mid ah saddexda dal loo aqoonsan doono weerar lagu qaaday dhammaantood. Heshiiskan oo mudo la ga soo shaqeynayey ayaana xoojinaya iskaashiga saddexdan quwadood ee gobolka xilli walaaca dhinaca […]
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan drones-ka ayaa noqday xudunta loollanka cusub ee Mareykanka iyo Shiinaha. Shiinaha ayaa xayiraado cusub ku soo rogay dhoofinta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo diro Mareykanka iyo tiknoolajiyadooda. Tallaabadan ayaa waxaa la sheegey in ay jawaab u tahay xannibaadaha Washington ku hayso shirkadaha iyo qalabka tiknoolajiyadda Shiinaha. Labadan […]
Amiirkii hore iyo Aabbihii dalka Qatar, Sheekh Hamad Bin Khalifa Al Thani, ayaa geeriyooday isaga oo jira 74 sanadood, todobaadkan. Mudo 18 sano ahayd oo uu hayey talada dalkaasi, waxa la gu sheegaa in uu ahaa Sheekh Hamad hogaamiyihii si weyn u beddelay dhaqaalaha dalkaasi una hogaamiyey mid ka mid ah waddama ugu hodansan dunida, […]
From defense spending and industrial policy to energy security and critical minerals, governments are reshaping their national strategies—not because they expect one war, but because they believe instability has become a permanent feature of global politics. For decades after the Cold War, much of the world operated under a powerful assumption: globalization would make conflict […]
For much of the three decades following the Cold War, policymakers often treated international crises as temporary disruptions. A financial shock would eventually stabilize. A regional war would be contained. A diplomatic dispute would be managed before spilling across continents. The assumption was that the international order, despite its imperfections, remained fundamentally stable. From Ukraine […]
Dagaalka u dhexeeya Iran iyo Mareykanka ayaa u muuqda inuu yeeshay weji cusub oo ka duwan dabeecadihii lagu yaqaanay colaadaha Bariga Dhexe. Halkii labada dhinac ay si cad ugu kala bixi lahaayeen dagaal ama nabad midkoodna, ay u eegtahay inay galeen marxalad ay isku mar adeegsanayaan awoodaha militari iyo dedaalada diblomaasiyad. Iran ayaa gantaallo iyo […]
