Ciidamada daacadda u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta la wareegay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kaddib dagaal culus oo ay la galeen...
Dagaallada ka socda Yemen ayaa sii xoogaystay, Xuutiyiinta ayaana kordhiyey weerarrada ay ka wadaan jiidaha galbeedka dalka, gaar ahaan deegaannada ku teedsan waddooyinka taga magaalooyinka xeebaha ah...
Dagaalka Ukriene waxa uu bedeley aragtidii la ga qabay awoodda haweenka ee dagaalka, hoggaaminta militariga iyo warshadaha difaaca. Waa cinwaanka maqaal ay Zoe Strimpel ku daabacdey jariirada The...
Mas’uuliyiinta Iiraan ayaa ku adkaysanaya in awoodahooda dhaqaale ee gudaha dalkooda ay isku filan yihiin, inkasta oo Mareykanku toddobaadkan ku soo rogay cunaqabateyn dhaqaale oo cusub. Mareykanka...
Iiraan ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u sheegtay in Qatar ay qabatay saddex duuliye oo ka tirsan Ciidanka Cirka Iiraan, kadib markii laba diyaaradood oo dagaal oo nooca Su-24 ah ay ku burbureen...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqey kuna adkaystay in Isreal aysan ogolaan doonin qorshaha heshiiska Gaza ee Madaxweyne Donald Trump, isla markaana aanu ciidamadiisa kala...
Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ayaa magaalada Maka ee barakeysan Jimcihii shalay ku kala saxeexday heshiis difaac oo dhigaya in weerar kasta oo lagu qaado mid ka mid ah saddexda dal loo...
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan drones-ka ayaa noqday xudunta loollanka cusub ee Mareykanka iyo Shiinaha. Shiinaha ayaa xayiraado cusub ku soo rogay dhoofinta diyaaradaha aan duuliyaha...
Amiirkii hore iyo Aabbihii dalka Qatar, Sheekh Hamad Bin Khalifa Al Thani, ayaa geeriyooday isaga oo jira 74 sanadood, todobaadkan. Mudo 18 sano ahayd oo uu hayey talada dalkaasi, waxa la gu sheegaa...
11:05 am - October 15, 2026
8:43 am - September 10, 2026
9:56 am - September 02, 2026
9:32 am - September 02, 2026
9:17 am - September 02, 2026
