Monthly Archives: September 2026
Dagaallada ka socda Yemen ayaa sii xoogaystay, Xuutiyiinta ayaana kordhiyey weerarrada ay ka wadaan jiidaha galbeedka dalka, gaar ahaan deegaannada ku teedsan waddooyinka taga magaalooyinka xeebaha ah ee Mokha iyo Dhubab. Afar sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda Yemen ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in Xuutiyiintu dhinaca koonfureed u sii riixayaan ciidamadooda, iyaga […]
18kii Ogoosto, dhowr saacadood kadib markii wafdi Turki ah ay bookhasho ku tageen saldhigga milatari ee Abu al-Duhur ee ku yaala xadka waqooyi-galbeed ee Syria oo Turki u jira afar KM, diyaaradaha Israel ayaa duqeeyay isla goobtaasi. Inkasta oo aanay duqaynta ka dhalanin wax khasaare nafeed ah, hadana waxay waxyeello gaarsiisay runway-ga iyo qaybo ka […]
Dagaalka Ukriene waxa uu bedeley aragtidii la ga qabay awoodda haweenka ee dagaalka, hoggaaminta militariga iyo warshadaha difaaca. Waa cinwaanka maqaal ay Zoe Strimpel ku daabacdey jariirada The Telegraph. Qoraalkan ayeynu si kooban ugu eegeynaa dooda ay Zoe ku dhiseyso aragtideeda, xogta ay daliishaneyso, caqabadaha iyo takoorka ay weli wajahayaan haweenkaasi, iyo su’aasha weyn ee […]
Mas’uuliyiinta Iiraan ayaa ku adkaysanaya in awoodahooda dhaqaale ee gudaha dalkooda ay isku filan yihiin, inkasta oo Mareykanku toddobaadkan ku soo rogay cunaqabateyn dhaqaale oo cusub. Mareykanka ayaa doonaya inuu cunaqabateyntan ku abuuro cadaadis hor leh oo uu aaminsan in ay Iiraan keenayo miiska wada hadalada kadib lix bilood oo uu socdey dagaal. Dowladda Iiraan […]
