FEATURE
on Oct 15, 2026
41 views 19 secs

Ciidamada daacadda u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta la wareegay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kaddib dagaal culus oo ay la galeen ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ee taageersan Aadan Madoobe. Muuqaallo laga soo duubay magaalada ayaa muujinaya saraakiil iyo masuuliyiin taageersan Laftagareen oo ku […]