Suuriya oo xarun u noqotey khilaafka cusub ee Turkiga iyo Isreal
18kii Ogoosto, dhowr saacadood kadib markii wafdi Turki ah ay bookhasho ku tageen saldhigga milatari ee Abu al-Duhur ee ku yaala xadka waqooyi-galbeed ee Syria oo Turki u jira afar KM, diyaaradaha Israel ayaa duqeeyay isla goobtaasi. Inkasta oo aanay duqaynta ka dhalanin wax khasaare nafeed ah, hadana waxay waxyeello gaarsiisay runway-ga iyo qaybo ka […]
