Daily Archives: June 11, 2026
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka iyo Iran ay gaadheen “heshiis weyn”, waxaanu xusay in heshiiska si rasmi ah loo saxiixi doono maalmaha soo socda, saxeexaas oo lag yaabo inuu ka dhaco Yurub. Sida ay sheegayaan ilo ay soo xigatay Al Arabiya, heshiiska hordhaca ah ayaa ka koobnaan doona: xabad joojinta oo la kordhiyi […]
Ka hor inta aanu bilaabmin dagaalka Iran Madaxweyne Mareykanka Donald Trump iyo Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu waxay rumaysnaayeen in duulaan wada jir ah oo ay ku qaadaan Iran ay ka dhalan karto guul degdeg ah oo lagu soo afjaro dowladda kacaanka Islaamiga ah ee Iran, guushaas oo ay rumeysnaayeen in ay dib u qaabeyn […]
The New Scramble for Africa in the Age of Critical Minerals, Great-Power Competition and Strategic Geography For much of the post-Cold War era, Africa occupied a secondary place in global geopolitics. Today, that reality has changed dramatically. From Washington to Beijing, Moscow to Ankara, Abu Dhabi to Riyadh, major powers are investing unprecedented diplomatic, military […]
