Daily Archives: July 9, 2026
Mareykanka ayaa sheegay inuu joojinayo taageeradii uu Qaramada Midoobay u marin jiray howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Washiton ayaana waxa ay Midowga Afrika ku wargelisey inaysan sii wadi doonin taageerada iyo miisaaniyadda saadka ee xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS, kaas oo bixiya adeegyada cuntadda, shidaalka, gaadiidka iyo caafimaadka ee Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo […]
Todobaadkan ayaa loo asteeyey in aas qaran loo sameeyo hoggaamiyihii Iran ee dhammaadkii Feberwery lagu diley duqeymihii Israel iyo Mareykanka, Ayatollah Cali Khamenei. Inkasta oo aasku muuqaal ahaan ahaa munaasabad baroordiiq qaran ah, haddana dhab ahaantii waxa uu noqday fariin siyaasadeed, mid amni iyo mid diblomaasiyadeed oo Tehran u dirtay shacabka gudaha, xulafadeeda gobolka iyo […]
Shir-madaxeedkii Isbahaysiga NATO ayaa lagu soo gabagabeeyey caasimadda Turkiga ee Ankara, kadib laba maalmood oo uu halkaas ka socday. Shirkan, oo ahaa kulan heer sare ah oo ay isugu yimaaddeen hoggaamiyeyaasha dalalka xubnaha ka ah NATO, ayaa ku soo beegmay xilli isbahaysigu wajahayo xaalado cakiran oo ay ka mid yihiin dagaalkii saddexda bilood socday ee […]
Wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ayaa maanta oo Khamiis ah galaya marxalad cusub, iyada oo laga gudbayo kulamadii hordhaca ahaa loona gudbayo doodaha ku saabsan qodobbada ugu waaweyn ee salka u ah khilaafka siyaasadeed ee dalka. Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee ay si fool ka fool ah isugu hor […]
