Bogga Hore, Dhaqaale, Falanqayn, Ganacsiga, Warbixinno Gaar Ah
June 05, 2026
151 views 12 mins 0

Loolanka Badda Cas waxa uu dib u qaabeynayaa Mustaqbalka Geeska Afrika

Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed oo laga yaabo inay beryahan danbe siyaabo kala duwan ugu soo noqnoqdeen cinwaanada iyo bogaga la ga falanqeeyo siyaasada isgarbinta iyo tartarka ku dhisan ee quwadaha waaweyn ee caalamka; waxa ay noqdeen wax ka badan marino biyood oo maraakiibta ganacsigu isaga gooshaan; waxayna isu beddeleen goob ay ku kulmaan danaha […]

Mareykanka oo u muuqda in uu luminayo awoodii uu aduunka ku hogaaminayey iyo Chine oo booskaas isu diyaarinaya

Waxaa isa soo taraya dareenka ah in Mareykanka—oo muddo dheer ahaa xarunta go’aamada caalamka—uu wajahayo caqabado gudaha iyo dibadda ah oo hoos u dhigaya awooddiisa saameyneed. Waxaana muuqata in nidaamkii hal-quwadeedka ahaa ee Washington hoggaaminaysay tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa uu hadda wajahayo isbeddel weyn. Sawirka awoodda caalamkuna wuxuu galay marxalad cusub oo ay si […]

Trump oo bookhasho ku tagaya Chine iyo qodobada la filayo in la ga wada hadlo

Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah la filayaa in uu gaadho caasimada dalka chine Beijing markii ugu horreysay muddo sagaal sano ah. labadan dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan dhamaan ilaha xiisadda u dhexeeysa oo ay ka mid yihiin Iran, Taiwan iyo hubka nukliyeerka. Haseyeeshee Arrinta koowaad […]