Aragtida, Aragtiyo, Bogga Hore, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
September 02, 2026
196 views 4 mins 0

Mas’uuliyiinta Iiraan ayaa ku adkaysanaya in awoodahooda dhaqaale Iran ay isku filan yihiin

Mas’uuliyiinta Iiraan ayaa ku adkaysanaya in awoodahooda dhaqaale ee gudaha dalkooda ay isku filan yihiin, inkasta oo Mareykanku toddobaadkan ku soo rogay cunaqabateyn dhaqaale oo cusub. Mareykanka ayaa doonaya inuu cunaqabateyntan ku abuuro cadaadis hor leh oo uu aaminsan in ay Iiraan keenayo miiska wada hadalada kadib lix bilood oo uu socdey dagaal. Dowladda Iiraan […]

Aragtiyo, Bogga Hore, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
August 09, 2026
105 views 3 mins 0

Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Maka

Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ayaa magaalada Maka ee barakeysan Jimcihii shalay ku kala saxeexday heshiis difaac oo dhigaya in weerar kasta oo lagu qaado mid ka mid ah saddexda dal loo aqoonsan doono weerar lagu qaaday dhammaantood. Heshiiskan oo mudo la ga soo shaqeynayey ayaana xoojinaya iskaashiga saddexdan quwadood ee gobolka xilli walaaca dhinaca […]

Aragtida, Aragtiyo, Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
July 09, 2026
108 views 4 mins 0

Fariimaha Ay Iran Ku Gudbineyso Munaasibada Aaska Hogaamiye Ayatollah Cali Khamenei

Todobaadkan ayaa loo asteeyey in aas qaran loo sameeyo hoggaamiyihii Iran ee dhammaadkii Feberwery lagu diley duqeymihii Israel iyo Mareykanka, Ayatollah Cali Khamenei. Inkasta oo aasku muuqaal ahaan ahaa munaasabad baroordiiq qaran ah, haddana dhab ahaantii waxa uu noqday fariin siyaasadeed, mid amni iyo mid diblomaasiyadeed oo Tehran u dirtay shacabka gudaha, xulafadeeda gobolka iyo […]

Trump cadowgiisa waxa uu kula macaamilaa macaan iyo qadhaadh meel ku wada yaal

Intii uu socdey dagaalka Iran, xiisadda u dhexeysa Washington iyo Venezuela, dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo China, iyo xitaa colaadda Ukraine iyo Ruushka, waxaa xoog u shaac baxdey shakhsiyad siyaasadeedka Donald Trump ee ku dhisan cadaadiska uu dhinac socdo heshiisku. Siyaasaddan oo falanqeeyayaal badani ku tilmaamaan “maximum pressure diplomacy” ama diblomaasiyadda cadaadiska uu sarreeya, waxa […]

Mareykanka oo u muuqda in uu luminayo awoodii uu aduunka ku hogaaminayey iyo Chine oo booskaas isu diyaarinaya

Waxaa isa soo taraya dareenka ah in Mareykanka—oo muddo dheer ahaa xarunta go’aamada caalamka—uu wajahayo caqabado gudaha iyo dibadda ah oo hoos u dhigaya awooddiisa saameyneed. Waxaana muuqata in nidaamkii hal-quwadeedka ahaa ee Washington hoggaaminaysay tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa uu hadda wajahayo isbeddel weyn. Sawirka awoodda caalamkuna wuxuu galay marxalad cusub oo ay si […]