Aragtida, Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
June 25, 2026
29 views 5 mins 0

China oo iskudaya in uu muujiyo awood baddeed oo u dhiganta kuwa quwadaha waaweyn

Shiinaha ayaa marinka Taiwan mariyey markabkiisa ugu casrisan ee diyaaradaha xambaara, ee Fujian, xilli Taiwan ay billowday dhoolatus ciidan oo shan maalmood soconaya si ay isugu diyaariso weerar suurtagal ah oo uga yimaada Beijing. War ahaan, tani waxay u ekaan kartaa dhaqdhaqaaq kale oo badeed oo ka mid ah xiisadda joogtada ah ee u dhaxaysa […]

Bogga Hore, Falanqayn, Warbixinno Gaar Ah
June 22, 2026
45 views 6 mins 0

Muxuu ku saabsanaa JCPOA, ama Joint Comprehensive Plan of Action?

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Truth Social ku sheegey in maanta oo Axad ah la saxeexayo heshiiskii hordhaca ahaa ee Iran iyo Mareykanka. Inkasta oo warkaas aaney ku raacin masuuliyiinta Iran hadana waxa uu isla qoraalkaas Trump ku dhaliilay heshiiskii nukliyeerka Iran ee loo yaqaanay JCPOA, kaas oo uu saxiixay […]

Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
June 22, 2026
34 views 4 mins 0

Muxuu daaran yahay khilaafka ka dhex qarxey Raysarwasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni iyo madaxweynaha Maraykanka Donald Trump?

Khilaaf shakhsi ah oo si weyn u shaac baxay ayaa toddobaadkan soo kala dhex galay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni, kadib markii Trump uu warbaahinta Talyaaniga ka sheegay hadal jeesjees ah oo uu ku sheegey in Meloni ay ka bariday sawir xilligii ay ku sugnaayeen shirkii G7 ee ka dhacay […]

Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
June 22, 2026
147 views 3 mins 0

Dalalka Afrika iyo Kariibiyaanka ayaa dalbaday raalligelin rasmi ah iyo magdhow laga bixiyo ganacsigii addoonsiga

Dalalka Afrika iyo Kariibiyaanka ayaa dalbaday raalligelin rasmi ah iyo magdhow laga bixiyo ganacsigii addoonsiga ee Atlantic-ka ee lagu iibsan jirey dadka nool ee Afrikaanka ah kaas oo qarniyo badan socday. Dalabkan ayaa yimid dhammaadkii shir saddex maalmood ka socday magaalada Accra ee dalka Ghana, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta dadaallada lagu raadinayo caddaalad […]

Aragtida, Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
June 11, 2026
198 views 6 mins 0

Miyey Trump iyo Benjamin Netanyahu ku hungoobeen Natiijadii ay Ka Filayeen Dagaalka Iran

Ka hor inta aanu bilaabmin dagaalka Iran Madaxweyne Mareykanka Donald Trump iyo Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu waxay rumaysnaayeen in duulaan wada jir ah oo ay ku qaadaan Iran ay ka dhalan karto guul degdeg ah oo lagu soo afjaro dowladda kacaanka Islaamiga ah ee Iran, guushaas oo ay rumeysnaayeen in ay dib u  qaabeyn […]

Bogga Hore, Falanqayn, Turjumaad
June 09, 2026
274 views 10 mins 0

Waxyaabaha Dagaalka Iran Aanu Ka Beddeli Doonin Gobolka

Waxaa qorey:Mohamed Elmenshawy Dagaal kasta, oo weyn, oo ka dhaca Bariga Dhexe waxaa dib u soo noqda hal mala-awaal oo soo jireen ah: in gantaallada iyo duqeymuhu ay dib u qori karaan taariikhda. Dagaalka ay Mareykanka iyo Israel kula jiraan Iran waxa uu si degdeg ah u beddelayaa muuqaalka siyaasadeed ee gobolka, balse waxaa jira […]

Bogga Hore, Ciyaaraha, Wararka
June 08, 2026
200 views 2 mins 0

Garsooraha Soomaaliyeed Omar Artan Oo Loo Diiday Gelitaanka Mareykanka Xilli Uu Ku Sii Jeeday Koobka Adduunka

Garsooraha Soomaaliyeed ee ku guuleystey abaal-marinnada kala duwan, Omar Artan, oo la filayay inuu noqdo qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee ka garsoora tartanka kama dambaysta ah ee Koobka Adduunka, ayaa loo diiday inuu galo Mareykanka, sida uu AFP u sheegay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya. Ilaa hadda si rasmi ah […]

Bogga Hore, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
June 08, 2026
194 views 2 mins 0

Dhulgariir Xooggan Oo Ku Dhuftay Filibiin, Tobannaan Qof Oo Dhintay Iyo Burbur Baahsan Oo La Soo Sheegayo

Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu ahaa 7.8 ayaa subaxnimadii saaka ku dhuftay koonfurta dalka Filibiin, gaar ahaan meel u dhow jasiiradda Mindanao, waxaanu sababay dhimashada ugu yaraan 32 qof iyo dhaawaca in ka badan 100 kale, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas. Dhulgariirka oo dhacay wax yar ka hor 7:40 subaxnimo waqtiga maxalliga ah ayaa laga dareemay […]