Daily Archives: May 24, 2026
Waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta falanqeeya arrimaha Geeska Afrika si weyn loo ga hadal hayey dood ku saabsan war dhawaan kasoo baxay safiirka Somaliland u magacawday Israa’iil, Mxamed Hagi kaas oo sheegay in la qorsheynayo in safaaradda Somaliland laga furo magaalada Qudus (Jerusalem). Waxaana jira dhinacyo iska soo hor jeeda oo badhkood u arkaan in […]
Intii uu socdey dagaalka Iran, xiisadda u dhexeysa Washington iyo Venezuela, dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo China, iyo xitaa colaadda Ukraine iyo Ruushka, waxaa xoog u shaac baxdey shakhsiyad siyaasadeedka Donald Trump ee ku dhisan cadaadiska uu dhinac socdo heshiisku. Siyaasaddan oo falanqeeyayaal badani ku tilmaamaan “maximum pressure diplomacy” ama diblomaasiyadda cadaadiska uu sarreeya, waxa […]
Waxaa isa soo taraya dareenka ah in Mareykanka—oo muddo dheer ahaa xarunta go’aamada caalamka—uu wajahayo caqabado gudaha iyo dibadda ah oo hoos u dhigaya awooddiisa saameyneed. Waxaana muuqata in nidaamkii hal-quwadeedka ahaa ee Washington hoggaaminaysay tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa uu hadda wajahayo isbeddel weyn. Sawirka awoodda caalamkuna wuxuu galay marxalad cusub oo ay si […]
