WAR DEGDEG AH: Iiraan oo sheegtay in Qatar ay qabatay 3 duuliye oo Iiraaniyiin ah

Iiraan ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u sheegtay in Qatar ay qabatay saddex duuliye oo ka tirsan Ciidanka Cirka Iiraan, kadib markii laba diyaaradood oo dagaal oo nooca Su-24 ah ay ku burbureen...

Raysarwasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu ayaa Ka Soo Horjeestey Qorshaha Heshiiska Gaza ee Madaxweyne Donald Trump

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqey kuna adkaystay in Isreal aysan ogolaan doonin qorshaha heshiiska Gaza ee Madaxweyne Donald Trump, isla markaana aanu ciidamadiisa kala...

Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Maka

Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ayaa magaalada Maka ee barakeysan Jimcihii shalay ku kala saxeexday heshiis difaac oo dhigaya in weerar kasta oo lagu qaado mid ka mid ah saddexda dal loo...

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan drones-ka ayaa noqday xudunta loollanka cusub ee Mareykanka iyo Shiinaha

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan drones-ka ayaa noqday xudunta loollanka cusub ee Mareykanka iyo Shiinaha. Shiinaha ayaa xayiraado cusub ku soo rogay dhoofinta diyaaradaha aan duuliyaha...

Sheekh Hamad Bin Khalifa Al Thani, sidee ayuu dhaqaalaha Qatar ugu rogey mid hodan ah

Amiirkii hore iyo Aabbihii dalka Qatar, Sheekh Hamad Bin Khalifa Al Thani, ayaa geeriyooday isaga oo jira 74 sanadood, todobaadkan. Mudo 18 sano ahayd oo uu hayey talada dalkaasi, waxa la gu sheegaa...

Iran iyo Mareykanka Ma waxa ay Galeen Weji Cusub oo Colaadeed?

Dagaalka u dhexeeya Iran iyo Mareykanka ayaa u muuqda inuu yeeshay weji cusub oo ka duwan dabeecadihii lagu yaqaanay colaadaha Bariga Dhexe. Halkii labada dhinac ay si cad ugu kala bixi lahaayeen...

Maxaa Burburiyey Heshiiskii Mareykanka iyo Iran? Falanqayn Ku Saabsan Qabyadda MoU-ga

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku oggolaaday in dib loo bilaabo wada-hadallada Iran, kaddib markii, sida uu sheegay, Tehran ay codsatay in la sii wado wadaxaajoodyada. Hase yeeshee...

Go’aanka Mareykanku ku joojiyey taageerada uu Qaramada Midoobey u marin jirey Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia.

Mareykanka ayaa sheegay inuu joojinayo taageeradii uu Qaramada Midoobay u marin jiray howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Washiton ayaana waxa ay Midowga Afrika ku wargelisey inaysan sii wadi...