Bogga Hore, Wararka
March 13, 2026
183 views 28 secs 0

Kooxo Iran taageerto oo weeraray saldhig milatari oo Erbil ku yaalla

Saldhig milatari oo ku yaalla galbeedka magaalada Erbil oo hoy u ah askar Faransiis iyo Ciraaqiyiin ah ayaa lagu weeraray diyaarado aan duuliye lahayn (drones). Weerarkaasi ayaana dilay hal askari oo Faransiis ah, islamarkaana lagu dhaawacay dhowr kale. Saldhiggan ayaa qayb ka ahaa howlgaladda Curaaq lagula dagaallamo kooxda Daacish (ISIS). Waxaana masuuliyadda weeraradaas sheegtey kooxda […]

Wararka
March 05, 2026
208 views 4 mins 0

Dagaalka Saaxiibbada: Xiisadda Sucuudiga iyo Imaaraadka ee Yemen

iisadda ka dhex aloosan labadii dal ee isugu dhowaa Bariga Dhexe—Boqortooyada Sucuudiga iyo Isutagga Imaaraadka Carabta—ayaa gaartay meeshii ugu sarraysay maalin dhammaadka sannadkan 2025. Inkasta oo labada dal ay markii hore Yemen u galeen si ay u jebiyaan kooxda Xuutiyiinta, haddana waqtigan waxaa muuqata in danahooda istiraatiijiyadeed ay hadda u kala weecdeen qaab horseedi kara […]