Mareykanka oo u muuqda in uu luminayo awoodii uu aduunka ku hogaaminayey iyo Chine oo booskaas isu diyaarinaya
Waxaa isa soo taraya dareenka ah in Mareykanka—oo muddo dheer ahaa xarunta go’aamada caalamka—uu wajahayo caqabado gudaha iyo dibadda ah oo hoos u dhigaya awooddiisa saameyneed. Waxaana muuqata in nidaamkii hal-quwadeedka ahaa ee Washington hoggaaminaysay tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa uu hadda wajahayo isbeddel weyn. Sawirka awoodda caalamkuna wuxuu galay marxalad cusub oo ay si […]
