Aragtida, Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
July 14, 2026
209 views 3 mins 0

Iran iyo Mareykanka Ma waxa ay Galeen Weji Cusub oo Colaadeed?

Dagaalka u dhexeeya Iran iyo Mareykanka ayaa u muuqda inuu yeeshay weji cusub oo ka duwan dabeecadihii lagu yaqaanay colaadaha Bariga Dhexe. Halkii labada dhinac ay si cad ugu kala bixi lahaayeen dagaal ama nabad midkoodna, ay u eegtahay inay galeen marxalad ay isku mar adeegsanayaan awoodaha militari iyo dedaalada diblomaasiyad. Iran ayaa gantaallo iyo […]

Bogga Hore, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
July 11, 2026
85 views 8 mins 0

Maxaa Burburiyey Heshiiskii Mareykanka iyo Iran? Falanqayn Ku Saabsan Qabyadda MoU-ga

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku oggolaaday in dib loo bilaabo wada-hadallada Iran, kaddib markii, sida uu sheegay, Tehran ay codsatay in la sii wado wadaxaajoodyada. Hase yeeshee, Trump ayaa isla mar ahaantaas ku dhawaaqay in xabbad-joojintii u dhexeysay Mareykanka iyo Iran ay “gebi ahaanba burburtay”, kadib laba maalmood oo ay labada dhinac is-weydaarsadeen […]

Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
July 09, 2026
106 views 4 mins 0

Go’aanka Mareykanku ku joojiyey taageerada uu Qaramada Midoobey u marin jirey Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia.

Mareykanka ayaa sheegay inuu joojinayo taageeradii uu Qaramada Midoobay u marin jiray howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Washiton ayaana waxa ay Midowga Afrika ku wargelisey inaysan sii wadi doonin taageerada iyo miisaaniyadda saadka ee xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS, kaas oo bixiya adeegyada cuntadda, shidaalka, gaadiidka iyo caafimaadka ee Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo […]

Aragtida, Aragtiyo, Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
July 09, 2026
108 views 4 mins 0

Fariimaha Ay Iran Ku Gudbineyso Munaasibada Aaska Hogaamiye Ayatollah Cali Khamenei

Todobaadkan ayaa loo asteeyey in aas qaran loo sameeyo hoggaamiyihii Iran ee dhammaadkii Feberwery lagu diley duqeymihii Israel iyo Mareykanka, Ayatollah Cali Khamenei. Inkasta oo aasku muuqaal ahaan ahaa munaasabad baroordiiq qaran ah, haddana dhab ahaantii waxa uu noqday fariin siyaasadeed, mid amni iyo mid diblomaasiyadeed oo Tehran u dirtay shacabka gudaha, xulafadeeda gobolka iyo […]

Aragtida, Bogga Hore, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
July 09, 2026
292 views 4 mins 0

Shirkii NATO oo Soo Gabagaboobay: Maxay Ahayeen Qodobadii Ugu Muhiimsanaa?

Shir-madaxeedkii Isbahaysiga NATO ayaa lagu soo gabagabeeyey caasimadda Turkiga ee Ankara, kadib laba maalmood oo uu halkaas ka socday. Shirkan, oo ahaa kulan heer sare ah oo ay isugu yimaaddeen hoggaamiyeyaasha dalalka xubnaha ka ah NATO, ayaa ku soo beegmay xilli isbahaysigu wajahayo xaalado cakiran oo ay ka mid yihiin dagaalkii saddexda bilood socday ee […]

Aragtida, Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
July 09, 2026
337 views 2 mins 0

Wada-hadallada Doorashooyinka Soomaaliya oo Galaya Marxalad Xasaasi ah

Wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ayaa maanta oo Khamiis ah galaya marxalad cusub, iyada oo laga gudbayo kulamadii hordhaca ahaa loona gudbayo doodaha ku saabsan qodobbada ugu waaweyn ee salka u ah khilaafka siyaasadeed ee dalka. Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee ay si fool ka fool ah isugu hor […]

Aragtida, Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
June 25, 2026
165 views 5 mins 0

China oo iskudaya in uu muujiyo awood baddeed oo u dhiganta kuwa quwadaha waaweyn

Shiinaha ayaa marinka Taiwan mariyey markabkiisa ugu casrisan ee diyaaradaha xambaara, ee Fujian, xilli Taiwan ay billowday dhoolatus ciidan oo shan maalmood soconaya si ay isugu diyaariso weerar suurtagal ah oo uga yimaada Beijing. War ahaan, tani waxay u ekaan kartaa dhaqdhaqaaq kale oo badeed oo ka mid ah xiisadda joogtada ah ee u dhaxaysa […]

Aragtida, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
June 25, 2026
285 views 8 mins 0

Lubnaan oo noqotey xisaab muhiim u ah heshiiska is-afgaradka ee Iran iyo Mareykanka

Heshiiska cusub ee Donald Trump la galay Iran waxa uu markii hore u muuqday dadaal lagu joojinayo dagaalkii tan iyo bilowgii sannadkan ka socday gobolka, laguna dejinayo xiisadda marinka Hormuz iyo suuqyada tamarta. Haseyeeshee markii faahfaahinta qaar soo baxeen, waxaa muuqday in arrinta Lubnaan iyo xabbad-joojinta Hezbollah ay noqdeen qayb muhiim ah oo ka mid […]