Garsooraha Soomaaliyeed ee ku guuleystey abaal-marinnada kala duwan, Omar Artan, oo la filayay inuu noqdo qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee ka garsoora tartanka kama dambaysta ah ee Koobka Adduunka, ayaa loo diiday inuu galo Mareykanka, sida uu AFP u sheegay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya. Ilaa hadda si rasmi ah […]
Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu ahaa 7.8 ayaa subaxnimadii saaka ku dhuftay koonfurta dalka Filibiin, gaar ahaan meel u dhow jasiiradda Mindanao, waxaanu sababay dhimashada ugu yaraan 32 qof iyo dhaawaca in ka badan 100 kale, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas. Dhulgariirka oo dhacay wax yar ka hor 7:40 subaxnimo waqtiga maxalliga ah ayaa laga dareemay […]
Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed oo laga yaabo inay beryahan danbe siyaabo kala duwan ugu soo noqnoqdeen cinwaanada iyo bogaga la ga falanqeeyo siyaasada isgarbinta iyo tartarka ku dhisan ee quwadaha waaweyn ee caalamka; waxa ay noqdeen wax ka badan marino biyood oo maraakiibta ganacsigu isaga gooshaan; waxayna isu beddeleen goob ay ku kulmaan danaha […]
Iiraan ayaa xilli dambe oo xalay ah weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku qaaday bartilmaameedyo Mareykanka la xidhiidha oo ku yaalla Kuwait, Baxrayn iyo waqooyiga Ciraaq, arrintaas oo kusoo beegantay xilli ay jireen rajooyin laga qabay in xiisadda labada dal ay u jihaysato heshiis rasmi ah kadib toddobaadyo wada-hadallo iyo xabbad-joojin ah. Ciidanka […]
Ethiopia’s upcoming general election is more than a contest for parliamentary seats. It is a test of whether Africa’s second-most populous country can hold a credible national vote while major regions remain affected by war, armed insurgency, political mistrust and deep ethnic grievances. The election, scheduled for June 1, 2026, is expected to return Prime […]
A war centred on Iran may look distant from African households, but its economic shock travels quickly: through oil tankers, fertilizer markets, shipping routes, exchange rates and food prices. For Africa, the danger is not only missiles in the Gulf or air strikes in the Middle East. It is the price of diesel in Nairobi, […]
Mareykanka ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu dib u bilaabo weerarrada ka dhanka ah Iran haddii aan heshiis la gaadhin, xilli wada-hadallada u dhexeeya Washington iyo Tehran ay wali ka taagan yihiin khilaafyo waaweyn. Wasiirka Difaaca Mareykanka Pete Hegseth ayaa Sabtidii sheegay in ciidammada Mareykanku ay si buuxda awood ugu leeyihiin inay dib u […]
Waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta falanqeeya arrimaha Geeska Afrika si weyn loo ga hadal hayey dood ku saabsan war dhawaan kasoo baxay safiirka Somaliland u magacawday Israa’iil, Mxamed Hagi kaas oo sheegay in la qorsheynayo in safaaradda Somaliland laga furo magaalada Qudus (Jerusalem). Waxaana jira dhinacyo iska soo hor jeeda oo badhkood u arkaan in […]
Intii uu socdey dagaalka Iran, xiisadda u dhexeysa Washington iyo Venezuela, dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo China, iyo xitaa colaadda Ukraine iyo Ruushka, waxaa xoog u shaac baxdey shakhsiyad siyaasadeedka Donald Trump ee ku dhisan cadaadiska uu dhinac socdo heshiisku. Siyaasaddan oo falanqeeyayaal badani ku tilmaamaan “maximum pressure diplomacy” ama diblomaasiyadda cadaadiska uu sarreeya, waxa […]
Waxaa isa soo taraya dareenka ah in Mareykanka—oo muddo dheer ahaa xarunta go’aamada caalamka—uu wajahayo caqabado gudaha iyo dibadda ah oo hoos u dhigaya awooddiisa saameyneed. Waxaana muuqata in nidaamkii hal-quwadeedka ahaa ee Washington hoggaaminaysay tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa uu hadda wajahayo isbeddel weyn. Sawirka awoodda caalamkuna wuxuu galay marxalad cusub oo ay si […]
