Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed oo laga yaabo inay beryahan danbe siyaabo kala duwan ugu soo noqnoqdeen cinwaanada iyo bogaga la ga falanqeeyo siyaasada isgarbinta iyo tartarka ku dhisan ee quwadaha waaweyn ee caalamka; waxa ay noqdeen wax ka badan marino biyood oo maraakiibta ganacsigu isaga gooshaan; waxayna isu beddeleen goob ay ku kulmaan danaha […]
Iiraan ayaa xilli dambe oo xalay ah weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku qaaday bartilmaameedyo Mareykanka la xidhiidha oo ku yaalla Kuwait, Baxrayn iyo waqooyiga Ciraaq, arrintaas oo kusoo beegantay xilli ay jireen rajooyin laga qabay in xiisadda labada dal ay u jihaysato heshiis rasmi ah kadib toddobaadyo wada-hadallo iyo xabbad-joojin ah. Ciidanka […]
Ethiopia’s upcoming general election is more than a contest for parliamentary seats. It is a test of whether Africa’s second-most populous country can hold a credible national vote while major regions remain affected by war, armed insurgency, political mistrust and deep ethnic grievances. The election, scheduled for June 1, 2026, is expected to return Prime […]
A war centred on Iran may look distant from African households, but its economic shock travels quickly: through oil tankers, fertilizer markets, shipping routes, exchange rates and food prices. For Africa, the danger is not only missiles in the Gulf or air strikes in the Middle East. It is the price of diesel in Nairobi, […]
Mareykanka ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu dib u bilaabo weerarrada ka dhanka ah Iran haddii aan heshiis la gaadhin, xilli wada-hadallada u dhexeeya Washington iyo Tehran ay wali ka taagan yihiin khilaafyo waaweyn. Wasiirka Difaaca Mareykanka Pete Hegseth ayaa Sabtidii sheegay in ciidammada Mareykanku ay si buuxda awood ugu leeyihiin inay dib u […]
Waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta falanqeeya arrimaha Geeska Afrika si weyn loo ga hadal hayey dood ku saabsan war dhawaan kasoo baxay safiirka Somaliland u magacawday Israa’iil, Mxamed Hagi kaas oo sheegay in la qorsheynayo in safaaradda Somaliland laga furo magaalada Qudus (Jerusalem). Waxaana jira dhinacyo iska soo hor jeeda oo badhkood u arkaan in […]
Intii uu socdey dagaalka Iran, xiisadda u dhexeysa Washington iyo Venezuela, dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo China, iyo xitaa colaadda Ukraine iyo Ruushka, waxaa xoog u shaac baxdey shakhsiyad siyaasadeedka Donald Trump ee ku dhisan cadaadiska uu dhinac socdo heshiisku. Siyaasaddan oo falanqeeyayaal badani ku tilmaamaan “maximum pressure diplomacy” ama diblomaasiyadda cadaadiska uu sarreeya, waxa […]
Waxaa isa soo taraya dareenka ah in Mareykanka—oo muddo dheer ahaa xarunta go’aamada caalamka—uu wajahayo caqabado gudaha iyo dibadda ah oo hoos u dhigaya awooddiisa saameyneed. Waxaana muuqata in nidaamkii hal-quwadeedka ahaa ee Washington hoggaaminaysay tan iyo dhammaadkii Dagaalkii Qaboobaa uu hadda wajahayo isbeddel weyn. Sawirka awoodda caalamkuna wuxuu galay marxalad cusub oo ay si […]
Warbaahinta iyo falanqeeyayaasha xidhiidhka la leh dowladda Iran ayaa si isa soo taraysa u sheegay in Imaaraadku laga yaabo inuu ku lug lahaa weerarro lagu qaaday dhulka Iran, oo ay ku jiraan weerarro waxyeelleeyay xarumo shidaal oo ku yaalla jasiiradaha koonfureed. Inkasta oo saraakiisha militariga Iran aysan si rasmi ah ugu eedeyn Imaaraadka weerarradaas, haddana […]
Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah la filayaa in uu gaadho caasimada dalka chine Beijing markii ugu horreysay muddo sagaal sano ah. labadan dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan dhamaan ilaha xiisadda u dhexeeysa oo ay ka mid yihiin Iran, Taiwan iyo hubka nukliyeerka. Haseyeeshee Arrinta koowaad […]
