Home > Articles posted by Naima (Page 6)
FEATURE
on May 4, 2026
201 views 2 mins

Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka, Friedrich Merz, ayaa isku dayaya inuu yareeyo xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Jarmalka kadib markii Washington ay shaacisay qorshe ay ku dhimayso tirada ciidamada Maraykanka ee ku sugan Jarmalka. Merz ayaa Axaddii sheegay in qorshaha Maraykanka ee ka bixitaanka ciidamada uusan “wax xidhiidh ah la lahayn” khilaafka u dhexeeya Donald Trump ee […]

FEATURE
on May 4, 2026
238 views 3 mins

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Maraykanku uu bilaabi doono Isniinta maanta ah wax ay ay u bixiyeen ‘Project Freedom’ oo ah howlgal Mareykanku uu ku dhaafinayo marinka Hormus maraakiibta ku xayiran marin biyoodkaas oo Iran u xidhnaa mudo laba bilood iyo dheeraad ah. Waxaanu bartiisa Truesocial ku qorey in isaga oo eegaya danta […]

FEATURE
on May 3, 2026
317 views 4 mins

Markabka shidaalka qaada ee M/T EUREKA oo laga leeyahay Imaaraadka Carabta, ayaa Burcad-badeed Soomaali ahi ka afduubeen xeebaha Yemen, meel u dhow magaalada Shabwa ee gobolka Xadramuut , Ilaalada xeebaha Yemen ayaa sheegay afduubka markabka, iyo in uu u jihaysan yahay dhanka Soomaaliya. Halka Ilo kale oo xog ogaal ahi ay soo wariyeen in burcad-badeeddu […]

FEATURE
on May 2, 2026
169 views 3 mins

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa ka soo jawaabey warqad ay ku qoran tahay soo jeedin nabadeed oo ay u gudbiyeen masuuliyiinta Iran taas oo ay ku dalbanayeen ugu yaraan in la furo marinka Hormuz iyo la faydo godoominta badeed ee dekadaha Iran islamrkaana dib loo dhigo wadahalada Nuclierka. Trump ayaana muujiyay inuusan ku qanacsanayn soo […]

FEATURE
on Apr 30, 2026
293 views 2 mins

Taliska Dhexe ee Maraykanka (CENTCOM) ayaa diyaariyay qorshe ku saabsan weerarro “gaabgaaban balse xooggan” oo lagu qaado Iiraan, si loo jebiyo ismariwaaga wada-hadallada Tehran, sida uu sheegay bogga wararka Axios. Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa la filayaa inuu Khamiista helo warbixin ku saabsan qorshayaal cusub oo tallaabo militari looga qaado Iran, taas oo uu siin […]

FEATURE
on Apr 29, 2026
201 views 2 mins

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta shaacisay go’aan taariikhi ah oo si weyn u ruxay suuqyada caalamka, kaas oo ah in dalku uu gebi ahaanba ka baxayo ururka OPEC laga bilaabo 1-da bisha May, 2026. Tallaabadan ayaa noqonaysa mid horseedaysa isbeddel weyn oo dhanka tamarta iyo siyaasadda caalamka ah. OPEC waa gaashaanbuur caalami ah oo ay […]

FEATURE
on Apr 26, 2026
221 views 2 mins

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo markiisii u gu horeysey ka qaybgalaya casho sannnadeedka taariikhiga ah ee loo qabto weriyayaasha aqalka cad ayaa si degdeg ah looga saaray hotelka ay cashadu ka dhaceysey oo ahaa Washington Hilton, kadib markii nin hubeysan uu rasaas furay meel u dhow halka dadka la gu baadhayey. Eedeysanaha ayaa la qabtay, […]

FEATURE
on Apr 24, 2026
188 views 4 mins

Warbaahinta Lebanon 24 ayaa sheegtay in laba weerar oo ay fuliyeen ciidamada Israel ay ka dhaceen koonfurta Lebanon, saacado kadib markii Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu ku dhawaaqay in Israel iyo Lubnaan ay ku heshiiyeen mudo kordhin xabbad-joojineed oo socon doonta saddex toddobaad oo dheeraad ah. Ciidanka Israel ayaa dhankooda iyaguna sheegay in “gantaallo dhowr […]

FEATURE
on Apr 24, 2026
191 views 3 mins

Telefishinka Ruushka ee RT ayaa soo bandhigay qorshe qarsoodi ah oo ay diyaarinayso Iiraan, kaas oo diiradda lagu saarayo sidii ay u wajihi lahayd duullaan kasta oo kaga yimaada dhanka Maraykanka iyo Israa’iil haddii uu dagaalku dib u qarxo. Warbixintan ayaa muujinaysa in xeeladda ugu weyn ee Tehran ay tahay adeegsiga marinka Hormuz, oo ah […]

FEATURE
on Apr 19, 2026
234 views 9 mins

The niqab, or face covering—most commonly associated with Muslim women and often regarded as a personal or religious expression—has, in recent years, taken on meanings that extend beyond devotion and modesty. These evolving motivations warrant closer examination. While women’s dress in Somali society has undergone rapid transformation over the past three decades, particular attention must […]