Warbaahinta iyo falanqeeyayaasha xidhiidhka la leh dowladda Iran ayaa si isa soo taraysa u sheegay in Imaaraadku laga yaabo inuu ku lug lahaa weerarro lagu qaaday dhulka Iran, oo ay ku jiraan weerarro waxyeelleeyay xarumo shidaal oo ku yaalla jasiiradaha koonfureed. Inkasta oo saraakiisha militariga Iran aysan si rasmi ah ugu eedeyn Imaaraadka weerarradaas, haddana […]
Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah la filayaa in uu gaadho caasimada dalka chine Beijing markii ugu horreysay muddo sagaal sano ah. labadan dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan dhamaan ilaha xiisadda u dhexeeysa oo ay ka mid yihiin Iran, Taiwan iyo hubka nukliyeerka. Haseyeeshee Arrinta koowaad […]
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ku gacan seyray jawaabta Iran ee ku saabsan soo-jeedinta Maraykanka ee lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka, isagoo ku tilmaamay “mid gebi ahaanba aan la aqbali karin”. Wakaaladda wararka ee Tasnim oo xiidhiidh dhow la leh dowladda Iran ayaa sheegtay in Tehran ay jawaabteeda u dirtay Maraykanka iyadoo adeegsanaysa […]
Boqortooyada Sacuudiga ayaa si to os ah ugu sheegtay Mareykanka in aanu u isticmaali karin saldhigyada uu ku leeyahay dalkaas iyo hawadooda toona duulaanka Iran, gaar ahaana howlgalkii Trump ee uu u bixiyey Project Freedom. Ma ahayn fariin diblomaasiyadeed oo qarsoodi ah, mana ahayn wada-hadal hoose oo albaabbadu u xiran yihiin balse waxay ahayd ahayd […]
Somaaliya; ismaandhaafka iyo is-mari-waaga siyaasadeed ee salka ku haya hannaanka doorashooyinka hay’adaha fedraalka ee baarlamaanka iyo madaxtooyadda ayaa si weyn u shaac baxay. Dhinacyada isbahaysiyada mucaaradka, maamul goboladeedyada Jubaland iyo Puntland iyo madaxweynaha taladda hada haya ee Xasan Sh. Maxamuud ayaana ku kala aragti duwan nooca iyo hanaanka doorasha ee suurtagalka ah in Somaliya laga […]
Warbaahinta Maraykanka ee Axios ayaa sheegtay in labada dhinac ee Iran iyo Maraykanka ay aad ugu dhow yihiin heshiis ku saabsan dukumenti ka kooban 14 qodob. Sida ku cad qoraalka heshiiskaas hordhaca ah, Iran waxay oggolaan doontaa inaysan sameysan hub nukliyeer ah isla markaana ay joojiso sifeynta uranium-ka muddo ugu yaraan 12 sano ah. Dhanka […]
Madaxweyne Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Maraykanku uu hagi doono maraakiib ku xanniban Marinka Hormuz. Maalin kadib ku dhawaaqistaas, dagaal kooban ayaa dib u billowday, iyadoo Maraykanku uu beegsaday dhowr doonyood oo Iran leedahay, Iran-na ay iyaduna sheegtay inay weerarro fulisay. Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in dalal “ka kala yimid adduunka oo dhan” […]
Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka, Friedrich Merz, ayaa isku dayaya inuu yareeyo xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Jarmalka kadib markii Washington ay shaacisay qorshe ay ku dhimayso tirada ciidamada Maraykanka ee ku sugan Jarmalka. Merz ayaa Axaddii sheegay in qorshaha Maraykanka ee ka bixitaanka ciidamada uusan “wax xidhiidh ah la lahayn” khilaafka u dhexeeya Donald Trump ee […]
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Maraykanku uu bilaabi doono Isniinta maanta ah wax ay ay u bixiyeen ‘Project Freedom’ oo ah howlgal Mareykanku uu ku dhaafinayo marinka Hormus maraakiibta ku xayiran marin biyoodkaas oo Iran u xidhnaa mudo laba bilood iyo dheeraad ah. Waxaanu bartiisa Truesocial ku qorey in isaga oo eegaya danta […]
Markabka shidaalka qaada ee M/T EUREKA oo laga leeyahay Imaaraadka Carabta, ayaa Burcad-badeed Soomaali ahi ka afduubeen xeebaha Yemen, meel u dhow magaalada Shabwa ee gobolka Xadramuut , Ilaalada xeebaha Yemen ayaa sheegay afduubka markabka, iyo in uu u jihaysan yahay dhanka Soomaaliya. Halka Ilo kale oo xog ogaal ahi ay soo wariyeen in burcad-badeeddu […]
