Aragtida, Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
May 08, 2026
174 views 8 mins 0

Kala Daadashada Xulufadii Mareykanak ee Bariga Dhexe

Boqortooyada Sacuudiga ayaa si to os ah ugu sheegtay Mareykanka in aanu u isticmaali karin saldhigyada uu ku leeyahay dalkaas iyo hawadooda toona duulaanka Iran, gaar ahaana howlgalkii Trump ee uu u bixiyey Project Freedom. Ma ahayn fariin diblomaasiyadeed oo qarsoodi ah, mana ahayn wada-hadal hoose oo albaabbadu u xiran yihiin balse waxay ahayd ahayd […]

Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
May 07, 2026
139 views 6 mins 0

Somaaliya; ismaandhaafka iyo is-mari-waaga siyaasadeed ee doorashada

Somaaliya; ismaandhaafka iyo is-mari-waaga siyaasadeed ee salka ku haya hannaanka doorashooyinka hay’adaha fedraalka ee baarlamaanka iyo madaxtooyadda ayaa si weyn u shaac baxay. Dhinacyada isbahaysiyada mucaaradka, maamul goboladeedyada Jubaland iyo Puntland iyo madaxweynaha taladda hada haya ee Xasan Sh. Maxamuud ayaana ku kala aragti duwan nooca iyo hanaanka doorasha ee suurtagalka ah in Somaliya laga […]

Bogga Hore, Falanqayn, Wararka, Warbixinno Gaar Ah
May 07, 2026
175 views 5 mins 0

Maxay yihiin soo-jeedimaha Mareykanka ee la gu soo afjarayo dagaalka, halkee se Iran ka taagan tahay?

Warbaahinta Maraykanka ee Axios ayaa sheegtay in labada dhinac ee Iran iyo Maraykanka ay aad ugu dhow yihiin heshiis ku saabsan dukumenti ka kooban 14 qodob. Sida ku cad qoraalka heshiiskaas hordhaca ah, Iran waxay oggolaan doontaa inaysan sameysan hub nukliyeer ah isla markaana ay joojiso sifeynta uranium-ka muddo ugu yaraan 12 sano ah. Dhanka […]